Saturday, May 30, 2026

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐€๐๐ค๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ˆ๐†๐€๐ƒ ๐ž๐ž ๐Š๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐„๐›๐จ๐ฅ๐š.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada XFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta qaab fogaan-arag ah uga qayb galay Shir Degdeg ah oo ay soo qabanqaabisay urur goboleedka IGAD, kaas oo ay isugu yimaadeen Wasiirrada Caafimaadka dalalka xubnaha ka ah ururka, laguna falanqeeyay xaaladda cudurka Ebola ee ka dillaacay gobolka.

Wasiirka ayaa kulanka ka sheegay muhiimadda ay leedahay xoojinta iskaashiga gobolka, kor u qaadista kormeerka xuduudaha, iyo adkaynta tallaabooyinka u diyaar garowga cudurrada faafa si looga hortago khataraha caafimaad ee ka gudbi kara xuduudaha dalalka.

Soomaaliya waxay sii waddaa dadaallada lagu xoojinayo u diyaar garowga iyo ka jawaabista xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka, iyadoo garab ka helaysa iskaashiga gobolka iyo hayโ€™adaha caalamiga ah.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles