Saturday, February 22, 2025

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Amb James Swan.

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa Magaalada Muqdisho waxa uu kulan muhiim ah oo miro-dhalay kula qaatay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb. James Swan.

Wasiirka ayaa maalmahan ku sugnaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu kaga qayb galay shirka 𝟐𝟑-𝐚𝐚𝐝 ee Wasiirrada Maaliyadda Iskaashiga Geeska Afrika (Horn of Africa initiative), kaas oo loogu doortay guddoomiyaha labada sano ee socota.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles