Tuesday, July 1, 2025

Wasiirka dhallinyarada XFS oo muqdisho kusoo dhoweeyay ciyaartooy caalami ah.

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Sportiga XFS Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo uu wehliyo Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa waxa ay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyeen ciyaartooyda kala ah Samuel Eto’o, Emmanuel Adebayor iyo Jay Jay Okacha oo dalka soo gaaray.

Ciyaartoyda waxaa booqashadooda ku wehliya mas’uuliyiin sarsare oo ka socota xiriirka Kubadda Cagta ee CAF.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles