Saturday, June 21, 2025

Wasiirka Arrimaha guddaha oo qabtay kulan looga hadlayo Amniga goobaha lagu xusayo maalmaha xoriyadda.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa Guddoomiyay Kulanka Aminga ee Guddigga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada oo ka dhacay Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Kulanka oo looga arrinsaday sugidda amniga goobaha laga qabanayo munaasabadaha maalmaha xorriyadda ee 26-juun iyo 1-da Luulyo iyo fantisayaha ka horreeya ee lagu dabbaal-dagaayo maalmahaas.

Kulanka ayaa waxaa qaybgalay Wasiirrada Xubnaha ka ah Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada, Saraakiil sare oo ka kala socda Ciidanka Boolsika Soomaaliyeed, Hay’adda Nabad-sugidda, iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles