Wednesday, February 5, 2025

Wasiir Cali Balcad oo qaabbilay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda dalka Azerbaijan.

Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibedda iyo xiriirka caalamiga XFS Cali Cumar (Cali balcad) ayaa garoonka diyaaradaha Muqdosho ku qaabbilay wasiir ku xigeenka arrimaha dibedda dalka Azerbaijan Yalchin Refiyev iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Labada dhinac ayaa waxay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Azerbaijan iyo sidii loo adkayn lahaa iskaashiga labada dowladood.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles