Wednesday, March 12, 2025

Wasiir Cali balcad oo Addis abab ku shir guddoomiyay kulanka dib u habaynta musharixiinta Africa.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta magaalada Addis ababa ku shir guddoomiyay kulankii ugu danbeeyey ee ay yeesheen guddiga heer wasiir ee dib u habaynta musharixiinta dalalka Africa ee u tartami doona kuraasta ka bannaan Midowga Afrika iyo Ururrada kale ee caalamka.

Wasiir Balcad waxaa kulanka ku wehliyey xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Mudane Xamse Aadan, Danjire Cabdullaahi Warfaa iyo diplomaasiyiin kale duwan oo ka socday dowladda Soomaaliya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles