Saturday, June 28, 2025

Safiirka u fadhin doona Soomaaliya dalka Algeria oo gaaray Algeria.

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhin doona dalka Algeria oo gaaray Caasimadda dalka Algeria ee Algeris.

Danjiri Yuusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego) ayaa waxaa soo dhaweeyay Agaasimaha Guud ee habmaamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Algeria, dhamaan Safiirada wadamada carabta iyo kuwa dalalka Afrika ee ka howlgala dalkaas.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles