Thursday, January 2, 2025

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka 1-aad ee XFS oo gaaray magaalada Bujumbura ee dalka Burundi.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka 1-aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee dalka Burundi.

Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa halkaas kaga qeyb-galayo Shir-madaxeedka 23aad ee Suuqa loo Dhan Yahay ee Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ee Soomaaliya xubinta ka tahay.

Shirkan ayaa looga doodi doonnaa istiraatiijiyadaha amniga iyo nabadda, saameynta isbeddelka cimilada, dhaqaalaha, iyo horumarka waara ee dalalka suuqan ku mideysan.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles