Wednesday, July 2, 2025

Madaxweyne laftagareen oo la kulmay danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya.

Madaxweynaha dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis.

Madaxweynaha iyo Safiirka Ingiriiska ayaa kulankooda kaga wada hadlay amniga guud ee deegannada Koonfur Galbeed, mashaariicda dowladda Ingriiska ay ka waddo deegannada Koonfur Galbeed iyo arrimaha siyaasadda guud ee Soomaaliya.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles