Wednesday, March 12, 2025

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ciidamada Qaranka ku dhiirageliyay ciribtirka Shabaab.

Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo hoggaaminayo Hirshabeelle iyo howlgalka dabar-goynta Khawaarijta ayaa weli ku sugan furimaha dagaalka waxana uu maanta kormeeray aagagga Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco.
Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo hoggaanka xaq-u-dirirka deegaanka ayaa la wadaagay Madaxweynaha howlgaladii ugu dambeeyay ee lagu bartilmaameedsaday Khawaarijta baxsadka ah.
“Hirshabeelle, ma ahan gabaad argagixiso waa sababta aan dhammaanteen dagaalka ugu jirno halka waa rejada shacabka Soomaaliyeed ee ah inaan ka adkaano Khawaarijta.”
Ugu dambeyn Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ayaa ku tilmaamay khaarijinta horjoogayaal badan oo uu ka mid yahay Yuusuf Dhagnaas guul howlgalka dabar-goynta Khawaarijta.
+8
All reactions:

749

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles