Thursday, February 12, 2026

Madasha shirkii 5 aad ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Nairobi ku soo dhaamaaday.

Magaalada Nairobi waxaa maanta si rasmi ah loogu soo gaba gabeeyay madasha shirkii 5-aad ee u dhaxeeyay xubno ka socday Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka.

Shirkaan oo socday muddo saddex maalmood ah waxaa looga hadlaayey mashruuc la xiriiray maareynta Adeegga Kheyraadka dadweynaha ee Soomaaliya,gaar ahaan dardargelinta howlaha socda iyo dejinta qorsho eyaasha hawleed leh mudnaan sare.

Sidoo kale,waxaa shirkaasi diiradda lagu saaray dib-u-habaynta iyo maareynta adeegyada dadweynaha ,(Public Sector Management Reform), horumarinta iyo mideynta nidaamka aasaaska u ah wadashaqeynta heer Federaal iyo heer dowlad goboleed.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles