Sunday, April 27, 2025

Hay`adda Caafimaadka Adduunka oo Sheegtay in Isbitaaladda ay Wajahayaan Weeraro Joogta ah ay gaysanayaan Israa`iil

Waxaa laga yaabaa Adeegyada Caafimaadka ee Marinka Qasa, iyadoo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ay sheegtay in isbitaalladu ay wajahayaan weerarro joogta ah oo ay gaysanayaan Ciidamada Israa’iil.

Waxaa isugu darsamay xaruumaha ciidamada oo gabaabsi ah, beegsiga dhaqaalaha askar iyo weerarro si toos ah loogu gaysanayo mararka qaar isbitaallada.
baaqyo badan loo dirayo ciidamada Israa’iil oo ku addaan in la ilalaiyo Xarumaha Caafimaadka, inkastoo waxaa muuqata in baaqyadaas aan dhag jalaq loo siin, iyadoo xitaa mararka bukaannada laga saaro isbitaallada.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles