Tuesday, June 17, 2025

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Agaasimaha Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Maxamed Cabdullaahi Abubakar, u magacaabay Agaasimaha Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho. Waxaana xilkii laga qaaday Ismaaciil Cali Sheekh Nuur oo ahaa agaasimihii Xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles