Monday, February 9, 2026

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi amni.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa heshiis iskaashi ciidan la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sucuudiga, Sumuwal Amiir Khaalid Bin Salmaan.

Heshiiskan ayaa lagu xoojinayaa iskaashiga dhinacyada difaaca iyo milateriga ee labada dal, waxaana uu diiradda saaraya arrimo kala duwan oo ay wada daneynayaan Soomaaliya iyo Sucuudiga, gaar ahaan amniga, tababarrada ciidamada iyo is-dhaafsiga khibradaha ciidan.

Related Articles

Stay Connected

24,006FansLike
308FollowersFollow
290SubscribersSubscribe
spot_img
spot_img
spot_img

Latest Articles