CAALAMKA
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed, ayaa...
Shirka Dhaqaalaha ee Urur Goboleedka Bariga Afrika oo lagu soo gabagabeeyay dalka Tanzania.
Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha ee Urur Goboleedka Iskaashiga dhaqaalaha...
Taliyaha ciidanka Dhulka oo Muqdisho kusoo dhaweeyay dhiggiisa dalka Turkiga.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin...
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah oo dhiggiisa Dalka Talyaaniga kula kulmay Roma.
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa magaalada Rome ee dalka...
Soomaaliya iyo Mauritania oo kala saxiixday heshiisyo Muhiim ah.
Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta kulan rasmi ah dhexmaray...
Soomaaliya oo diyaarinaysa hirgalinta Heshiiska Qaramada Midoobay ee la dagaalanka Musuqa.
Dowladda Soomaaliya oo Bilowday Diyaarinta Qiimeynta Wareegga labaad ee Dib-u-eegista Hirgelinta Heshiiska Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa (UNCAC).Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda...
Soomaaliya oo safiir aan degeyn ku yeelanaysa Prazil.
Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Cumar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil, Luiz Inácio Lula da...

