CAALAMKA

Tirada khasaaraha ka dhashay weerarkii Riyadh oo korortay.

Hay’adda Duulista Rayidka ee Sacuudiga ayaa sheegtay in muwaadin u dhashay Pakistan oo ku noolaa Sacuudiga uu ku...

Iiraan oo sheegtay inay diyaar u tahay dhexdhexaadinta wada-hadalka Sacuudiga iyo Yemen.

Wasiirka arrimaha dibadda Iiraan, Cabbaas Ciraaqji, ayaa khadka taleefanka ugu sheegay dhiggiisa Sacuudiga, Faysal bin Farxaan, in Tehran...

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga.

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga...

Sacuudiga oo war ka soo saaray sababta ay u weeraraan Xuutiyiinta.

Milatariga Sacuudiga ayaa sheegay inay bartilmaameedsadeen goobaha Xuutiyiinta ee Yemen dhowr duqeyn oo cirka ah, hadafka howlgalladanina waa...

Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.

Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay u hayso Soomaaliya, xilli uu khudbad...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey Taliyaha Dugsiga Tababarka Ciidamada...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo booqasho ku jooga dalka, kuwaas...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga...

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan.

Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa...