CAALAMKA
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed, ayaa...
Tirada dhimashada weerarkii Niger oo korortay.
Soddon iyo shan qof ayaa la dilay ka dib markii rag hubeysan ay weerareen garoonka diyaaradaha ee ugu weyn Niger Khamiistii, sida ay sheegeen...
Mareykanka oo eedeyn u jeediyay Israa’iil.
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka, JD Vance ayaa dhaliil u jeediyay Israa’iil, isagoo si cad u sheegay Netanyahu iyo siyaasiyiinta garabka middig inaysan xataa awood u...
Hoggaamiyaha KGS oo la kulmay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya.
Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya...
Muran xooggan oo ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa.
Muran ayaa ka taagan masjidka barakeysan ee al-aqsa kadib markii dadka ay wadaniyadda madax martay ee Israa’iil ay ka soo horjeesteen xeerar horey uga...
Ciro oo ka hadlay hanjabaada Xuutiyiinta iyo Saldhiga Israa’iil.
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa si cad u beeniyay wararka la xiriira in Israa’iil ay saldhigyo milatari ka samaysatay gudaha Somaliland, isagoo...
Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Boqortooyada Sacuudiga.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxammed...

