CAALAMKA
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed, ayaa...
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo lagu xoojinayo amniga.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay dhiggiisa Dowladda Talyaaniga, Mudane Matteo...
Masar oo lagu qabtay xuska 66 guurada maalmaha xornimada Soomaaliya.
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar oo Kaashanaysa Naadiga Ardayda Soomaaliyeed iyo Jaaliyadda ayaa qabatay munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo lagu maamuusayay...
MW Xasan Sheekh oo kullan mira-dhal ah la qaatay Abiy Ahmed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku jooga dalka Itoobiya, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Ra’iisul wasaaraha...
Pakistan oo weerar ku qaaday Afghanistan.
Pakistan ayaa sheegtay inay qaaday duqeymo cirka ah iyo weerarro dhulka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyo ay ku tilmaantay maleeshiyaad Islaamiyiin ah oo...
Soomaaliya oo loo doortay xubin ka tirsan Guddiga Fulinta ee Ururka Baarlamaannada Islaamka.
wafdi Xildhibaano ah oo ka socda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya islamarkaana uu hogaaminayo Xildhibaan Dr. Maxamed Sheekh Axmed ayaa ka qeyb...
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Agaasimaha Gobolka Yurub...

