CAALAMKA

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu wehliyo Wasiirka Gargaarka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka IOM ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wakiilka Ururka Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhoweeyey Danjiraha Talyaaniga.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabillay, soo dhoweyn diirranna ugu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya...

Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Canada iyo Mareykanka oo Ka Qaybgalay Todobaadka Dhaxalka Soomaaliyeed.

Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka iyo Canada Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada Edmonton, gobolka Alberta ee dalka...

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi.

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay,sidoo kalena lagu soo dhaweeyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Aadan (Cumar Abdulkadir Cartan), ayaa...

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo gurmad u fidisay muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo celiyay dalka Liibiya.

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka ayaa gurmad u fidisay muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo celiyey dalka Liibiya, kuwaas oo muddo ku xirnaa xabsiyo ku...