WARARKA
IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho
Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah
War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...
Mareykanka oo soo jeediyay in xafiiska Q.M ee UNSOS hal sano oo dheeraad ah lagu kordhiyo
Dowladda Mareykanka ayaa soo jeedisay in Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) loo kordhiyo muddo 12 bilood...
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Q.M oo ku baaqay in Deni iyo Axmed Madoobe loo ogolaado inay yimaadaan Muqdisho.
War uu soo saaray Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNTMIS ayaa si xooggan ugu dhiirrigeliyay dhammaan dhinacyada siyaasadda Soomaaliya in ay mudnaanta siiyaan qabsoomidda...
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran oo joojisay adeegyadii ay qaban jirtay.
Safaaradda Talyaaniga ee Tehran ayaa joojisay adeegyada qunsuliyadeed. Safaaradda Talyaaniga ee Tehran waxay ku dhawaaqday in ay joojisay dhammaan howlaha xafiiskeeda qunsuliyadeed ilaa ogeysiis...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ka hadlay diyaaradaha la celiyay iyo wadahadalada.
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo maanta soo saaray warsaxaafadeed ayaa waxaa ay ugu ka hadleen xaaladda diyaaradihii la celiyay iyo mustaqbalka wadahadalada siyaasadeed ee...
Hay’adda SoDMA oo qabatay shirka ka jawaabista deg degga ee Abaaraha.
Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir qaran oo diiradda lagu saaray ka-jawaabista degdegga ah ee abaaraha iyo xoojinta nidaamyada ilaalinta bulshada, kaas oo ay...
Madaxweynaha JFS oo magacaabay Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan ee loo magacaabay xilalka Guddoomiye Kuxigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:1)-Prof....
Gudddoonka BFS oo soo saaray go’aanno rasmi ah oo la xiriira joojinta fadhiyada guud ee wadajirka ah ee labada Aqal.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno rasmi ah oo la xiriira joojinta...

