WARARKA

IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho

Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah

War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...

Mareykanka oo soo jeediyay in xafiiska Q.M ee UNSOS hal sano oo dheeraad ah lagu kordhiyo

Dowladda Mareykanka ayaa soo jeedisay in Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) loo kordhiyo muddo 12 bilood...

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay sii hayaha safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la qaatay Sii-hayaha Safiirka Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Justin...

Buuq culus oo ka taagan Xarunta BFS, xildhibaano laga celiyay wadooyinka iyo xiisad hor leh.

Buuq iyo sawaxan xooggan ayaa maanta ka taagan xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo wali uu hakad ku jirto qabsoomidda kulanka wadajirka...

Ciidamo Cusub oo Booliska Puntland lagu wareejiyay amniga G/Mudug.

Ciidamo cusub oo ka tirsan Booliska Puntland ayaa la wareejiyay guud ahaan amniga gobolka Mudug, kadib markii ay dhawaan tababar ku soo qaateen xerada...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo u hambalyeeyay dhiggiisa cusub ee Dalka Kuwait.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka telefanka kulan kula yeeshay Wasiirka cusub ee...

RW Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXD.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto...

Doorashada Guddoonka iyo xoghayaha Guddiga xuquuqul Insaanka oo Muqdisho ka socota.

Doorashada Guddoomiyaha,Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa hadda ka bilaabatay magalaada Muqdisho.guddigaan oo ka kooban sagaal xubnood ayaa bishii...