WARARKA

IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho

Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah

War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...

Mareykanka oo soo jeediyay in xafiiska Q.M ee UNSOS hal sano oo dheeraad ah lagu kordhiyo

Dowladda Mareykanka ayaa soo jeedisay in Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) loo kordhiyo muddo 12 bilood...

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay in Soomaaliya ay xubin ka noqoto Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha Qaranka, taas oo ku aaddan guusha...

Turkiga oo maraakiib dagaal keenay Muqdisho.

Wasiir dowlaha wasaarada Gaashandhigga XFS Cumar Cabdi Cali uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Ka Qaybgalay Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay furitaanka Kal-fadhiga 48aad ee Caadiga ah ee...

Jubbaland oo shaacisay khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Jamaame.

Maamulka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Maanbile, oo ku yaalla jiinka Wabiga Jubba, duleedka degmada Jamaame ee Gobolka...

Dood culus oo ka taagan goobta lagu qabanayo shirka DF iyo Golaha Mustaqbalka.

Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa xalay magaalada Muqdisho ka bilaabay kulamo siyaasadeed oo ay la yeesheen xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kuwaasi...