WARARKA
IGAD oo dalbatay maalgelin joogto ah oo AUSSOM ah, madaxda Soomaalidana ugu baaqday heshiis doorasho
Urur-goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay iyo saaxiibada caalamiga ah inay xaqiijiyaan maalgelin ku...
Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada Xuutiyiinta ku qaadayn deegaanno Sacuudiga ah
War qoraal oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in "Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya si...
Mareykanka oo soo jeediyay in xafiiska Q.M ee UNSOS hal sano oo dheeraad ah lagu kordhiyo
Dowladda Mareykanka ayaa soo jeedisay in Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) loo kordhiyo muddo 12 bilood...
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Madaxweynaha JFS” Afrika waa in ay heshaa kursi joogta ah oo Golaha Ammaanka ah”.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka Qaramada Midoobay, kaas...
Turkiga oo maanta Soomaaliya u soo diray Markabka qodista Shidaalka.
Muuqaal uu baahiyay Wasiirka Tamarta ee Turkey, Alparslan Bayraktar, ayaa lagu sheegay in maanta markabka qodista shidaalka ee casriga ah ee dalka Turkiga, Jaara...
Midowga Afrika oo si adag uga horyimid aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland.
Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya.War-murtiyeedka Midowga Afrika ayaa si cad u cambaareeyay,...
Shir madaxeedka Midowga Afrika oo weli ka socda dalka Itoobiya
Midowga Afrika oo xaruntiisa ku taalla magaalada Addis Ababa ayaa waxaa weli ka socda Shir-madaxeedka 39-aad ee hoggaamiyeyaasha Afrika, kaas oo diiradda lagu saarayo...
Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM , oo ah habraac uu aas-aasay Midowga...
MW Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika waxa uu kaga hadlay amniga, dimuqraadiyeynta, midnimada...

