WARARKA

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay.

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa shaaciyay in dowladda Mareykanka ay si ku-meel-gaar ah u hakisay weerarradii militari ee ka dhanka ahaa dalka Iran, kadib...

Xubnihii la tartami lahaa Lafta gareen oo gaaray Baydhabo.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in magaaladaasi ay gaareen Guddoomiyihii hore ee Golaha shacabka ee BFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdirahmaan Xildhibaan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Koonfur Galbeed....

Ciidamada KGS ee ka baxay Baraawe oo gaaray Baydhabo.

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Jubbaland ay halkaas geeyeen ciidamo ka tirsan Koonfur Galbeed oo hore uga soo baxay...

DFS oo magacowday Taliyaha Qeybta Booliska G/Baay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Gaashaanle Dhexe Sadiiq Aadan Cali (Duudishe) u magacowday Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo xilkaasi...

Ciidamada dowladda oo la wareegay amniga Baraawe.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baraawe ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si rasmi ah ula wareegeen gacan ku haynta magaalada, kaddib...