WARARKA

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis muhiim ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad oo dhidibada u taagaya xoojinayo xiriirka labada dal,gaar ahaan dhinacyada siyaasada iyo dibolomaasiyadda.Munaasabadda saxiixa heshiiskan...

Wasiiru Dowlaha Caddaaladda XFS iyo Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta oo kormeeray xarunta taliska asluubta.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS Danjire Ilyaas Sheekh Cumar oo uu la socdo Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta ayaa booqday...

R/ Wasaare Xamsa oo xilalkii ka qaaday wasiiru dowlayaasha wasaaradaha Batroolka iyo beeraha.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xilalkii ka qaaday Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Ismaaciil Shire Jaamac...

Hantidhowraha Guud ee Qaranka oo la kulmay xubno ka socday Urur Goboleedka (EAC).

Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa Xaruntiisa kula kulmay masuuliyiin ka socday Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha ee Bariga Afrika...

Golaha Wasiirrada XFS oo Magacaabay Taliyaha Ciidamadda Asluubta.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS ayaa maanta ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, waxaana loo magacaabay Sarreeye...

KGS oo DFS ku eedeysay in diyaarad ciidan iyo Hub ay maanta geysay Waajid iyo Buurhakaba.

Dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa si xooggan u cambaareysay falka maanta ka dhacay deegaanada Buurhakaba iyo Waajid, halkaas oo diyaarado hubeysan oo ka tirsan...