WARARKA
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
Qatar iyo Iraan oo arrimo xasaasi ah ka wadahadlay.
Raysal wasaaraha dalka Qadar, Sheekh Maxamad bin Cabdulrahman bin Jassim Al-Thani, ayaa sheegay inuu cambaareynayo wax kasta oo bartilmaameedsanaya kaabayaasha bulshada intii uu socday...
Somaliland oo Ka Hadashay Hanjabaadaha Xuutiyiinta.
Maamulka Somaliland ayaa markii ugu horeyssy ka hadlay wararka la xiriira hanjabaadaha ay soo jeediyeen kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaallama dalka Yemen, iyagoo meesha...
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka.
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan...
MW Xasan Sheekh”Koofur Galbeed waxay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horeeya ee laga hir-geliyo Doorasho Qof&Cod ah.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo.
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.Wafdigu...
Khasaare ka dhashay gantaallo ay Iraan ku weerartay Israa’iil.
Iiraan ayaa labo gantaal ku garaacday magaalooyin ku yaala Israa’iil, Waxaa lagu soo warramayaa inay khasaare ka dhasheen weeraradaas.Adeegga ambalaaska Israa’iil ayaa sheegay, in...

