WARARKA
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay sanad guuradoodii 66-aad.
Wasiirka Gaashaandhigga, JFS. Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qaybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland, oo ay ka mid yihiin Beeldaaje Maxamed...
MW Geelle oo mar 6-aad loo doortay Madaxweynaha Jabuuti.
Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha dalka Jabuuti, kadib markii doorashada madaxtinimada ee dalkaasi ay shalay Jimcihii ka dhacday, taasi oo...
Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay.
Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye oo laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey, kaas oo howlgal shidaal qodis ah ka...
MW Xasan Sheekh oo la kulmay Wasiirka Tamarta & Kheyraadka Dabiicaga Turkiga.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay...
Wasiirka Batroolka XFS oo soo dhaweeyay wafdi ka socday Dalka Turkiye.
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Daahir Shire ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka...

