WARARKA

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday

Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo wakiilada beesha caalamka kala shiray arrimo muhiim ah

Masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo qeyb ay ka yihiin Wasiirka Cadaaldda XFS Mudane...

Turkiga oo Soomaaliya u tababaraya hantidhowrayaal

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Maxkamadda Xisaabaadka Turkiga ayaa si wadajir ah magaalada Ankara ee dalka Turkiga uga furay tababar aqoon is-weydaarsi ah...

Tahriibiyeyaal geeriyooday iyo QM oo war ka soo saartay

Sida ay sheegayaan hay’adaha Qaramada Midoobay ee qaxootiga iyo socdaalka, qiyaastii 250 qof oo ka soo kala jeeda Myanmar iyo Bangladesh oo ay ku...

Golaha Mustaqbal Soomaaliyeed oo ka digay muddo kororsi uu sameysto MW Xasan Sheekh

War qoraal ah oo ka baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa walaac xooggan looga muujiyay dib u dhaca ku yimid doorashooyinka dalka, iyadoo lagu...

Askar ku geeriyooday iska horimaad ka dhacay Gaalkacyo

Warar laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ugu yaraan labo askari ay ku dhinteen is-rasaaseyn ka dhacday gudaha magaalada, taas oo dhexmartay ciidamo...

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo wakiilada beesha caalamka kala shiray arrimo muhiim ah.

Masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo qeyb ay ka yihiin Wasiirka Cadaaldda XFS Mudane...