WARARKA
Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta Baaqday
Waxaa maanta baaqday fadhiga ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii roobab ka da’ay...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...
Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika.
Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...
Trump oo sheegay in Hubka Nukliyeerka uusan u adeegsan doonin Iran.
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in uusan hubka nukliyeerka u adeegsan doonin Iiraan, isagoo sheegay in Mareykanka uu ku gaaray yoolkiisa milatari habab...
Taliyaha CXD oo Safar ku tagay Degmada Xudur ee G/Bakool.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaraha magaalada Xudur...
Ra’iisul wasaare Xamse oo daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka iyo is dhexgalka...
Hoggaamiyaha Ku-Meelgaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed oo Shir Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiiradda ee Dowladda Koonfur Galbeed
Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa kaas oo uu guddoomiyay Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil...
Puntland oo shaacisay dagaal ka dhan ah Kalluumeysiga Sharci darrada ah
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland ayaa ku dhawaaqday olole ka dhanka ah la dagaalanka doonyaha iyo maraakiibta jiriifka ee kalluumeysiga sharci-darrada ah ka...
Doorashada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo qarka u saaran inuu dib u dhac ku yimaado
Doorashadii maamulka Koofur Galbeed (KGS) ee qorshuhu ahaa in ay dhacdo 28-ka bishan ayaa wajahaysa cabsi sii kordheysa oo ku aaddan dib u dhac,...

