WARARKA

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid...

Wasaaradda Beeraha oo ka digtay fataahaado waxyeelo geysan kara.

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda FS ayaa ka digtay fatahaaddo keeni kara qasaare gaara dalagyada iyo dadkaba, iyadoo la tix raacayo astaamaha saadaasha hawada...

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirkii Hore ee...

DFS oo Beenisay in la ceyriyay Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay warar lagu faafiyay warbaahinta iyo baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in...

Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo qaabilay wafdi ka socda Turkiga.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa qaabilay wafdu sare oo ka socday Dawladda Turkiga .Kulan Taliyuhu la qaatay Wafdiga ka...

Wasiir hore Fardowsa Cismaan oo iska casishay xil ka tirsan Xisbiga MW ee JSP.

Wasiirkii hore ee Duulista Hawada Soomaaliya, Xildhibaan Fardowsa Cismaan Egal, ayaa shaacisay in ay iska casishay xilkii ay ka haysay Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka...

Ciidamada Itoobiya oo loogu digay inay ku milmaan arrimaha siyaasada Soomaaliya.

Taliyaha Ciidamada Dhulka ee Ethiopia ayaa farriin u diray ciidamo cusub oo Itoobiyaan ah oo loo soo dirayo Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan...