WARARKA

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Danjiraha cusub ee...

Shirka Mucaaradka iyo Dowladda oo Lagu balamey Mar kale Galabta la la kulmo

Shirkii u dhaxeeyay Mucaaradka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hada soo idlaaday, waxaana dood dheer kadib dib loo balamay in galabta la iskugu soo...

Ra`isul WasaareXamza oo Magacaabis Isweydaarin ah ku Sameeyey Agaasimeyaal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda Dan...

MW Xasan Sheekh iyo Mucaaradka oo maanta dood adag ka yeelanaya doorashooyinka

Waxaa maanta markale lagu wadaa in kulan xasaasi ah uu ka furmo xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku kulmi doonaan Madaxweynaha...

DFS oo shuruud adag ku xirtay qaadashada Baasaboorka Soomaaliya.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa soo saartay bayaan, kaas ooa y ku wargelinaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed in laga bilaabo 1-da bisha Luulyo 2026, qofka aan...

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo Baydhabo kulan kula yeeshay hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan looga hadlayo Adkeynta & xaqiijinta Amniga Magaalada Baydhabo la yeeshay Hogaamiyaha...