WARARKA

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta...

Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika

Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la wareegeen jasiiradaha Hanish ee u dhow Geeska Afrika. Eritrea iyo Yemen ayaa muddo...

Soomaaliya iyo Kuuriyada koofureed oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriyada koofureed u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid...

Qaramada Midoobey oo farriin culus kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan wada-hadalladii u dambeeyay ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Somaliland oo cambaareysay weerarka lagu qaaday Imaaraadka Carabta

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ayaa lagu cambaareeyay weerar loo adeegsaday diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee Drone. Somaliland ayaa ku tilmaantay weerarkaasi ‘’mid...

Puntland oo gacanta ku dhigtay koox xiriir la leh Burcadbadeeda

Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen kooxo looga shakisan yahay burcad-badeednimo, kadib howlgallo amni oo laga sameeyay deegaano ka...

Beesha Caalamka iyo Mucaaradka oo Xalane ku kulmaya

Xubnaha Beesha Caalamka iyo siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay kulan xasaasi ah ku yeeshaan xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, xilli uu...

Golaha wasiirada oo la filayo inay dhaqan geliyaan Dastuurka Cusub ee Muranka taagan

Golaha Wasiirrada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay yeeshaan shir gaar ah oo looga hadlayo arrimaha la xiriira dhaqan-gelinta dastuurka cusub,...

Xubnaha Beesha Caalamka oo shir ka leh xaalada Soomaaaliya

Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay yeeshaan kulan gaar ah oo diiradda lagu saarayo xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar...