WARARKA

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo lagu xoojinayo amniga.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay dhiggiisa Dowladda Talyaaniga, Mudane Matteo...

Puntland oo mamnuucday shirar siyaasadeed oo ka dhan ah Deni in lagu qabto Gaalkacyo.

Maamulka Puntland ayaa mamnuucay qabashada shirar siyaasadeed oo aan fasax rasmi ah haysan gudaha magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, xilli halkaasi ay ka taagan...

Masar oo lagu qabtay xuska 66 guurada maalmaha xornimada Soomaaliya.

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar oo Kaashanaysa Naadiga Ardayda Soomaaliyeed iyo Jaaliyadda ayaa qabatay munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo lagu maamuusayay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarig-jary mashaariic horumarineed oo muhiim ah.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddo iyo xarumo dowladeed,...

MW Xasan Sheekh oo kullan mira-dhal ah la qaatay Abiy Ahmed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku jooga dalka Itoobiya, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Ra’iisul wasaaraha...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Xarigga ka Jaray Waddo Laami ah oo laga Hirgeliyey Degmada Dayniile.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray waddo laami ah oo dhererkeedu yahay laba kiiloomitir, taas oo...