WARARKA

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tegay difaacyada hore ee CXD.

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada...

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb galay Shirka wadatashiga maalgashiga Webiga.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS xoojinta xiriir labada dal kala hadlay dhiggiisa Yemen.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefoonka kula...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee Afrika.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha PSF.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Korneyl Saciid Cabdirisaaq, oo ah Taliyaha Ciidanka PSF ee Puntland, kuwaas...

Wasiir Fiqi iyo Saraakiil ciidan oo tagay Ceeldheer.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, oo uu weheliyay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta tagay...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Guddiga Qabanqaabada Caleema-saarka.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoonka Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa kulan la yeeshay Guddiga Qabanqaabada Munaasabadda...

Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Canada iyo Mareykanka oo Ka Qaybgalay Todobaadka Dhaxalka Soomaaliyeed.

Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka iyo Canada Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada Edmonton, gobolka Alberta ee dalka...

Munaasabad lagu taageerayay garsoore Cumar Cartan oo lagu qabtay Nairobi.

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay,sidoo kalena lagu soo dhaweeyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Aadan (Cumar Abdulkadir Cartan), ayaa...

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo gurmad u fidisay muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo celiyay dalka Liibiya.

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka ayaa gurmad u fidisay muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo celiyey dalka Liibiya, kuwaas oo muddo ku xirnaa xabsiyo ku...