WARARKA
Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.
Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...
Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...
Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo...
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Hoggaamiyihii Garabka Siyaasadda Xamaas oo lagu dilay Tehran
HogaamiyahII dhanka Siyaasadda ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta Ismaaciil Haniya ayaa lagu lagu dilay Tehran, aroornimadi hore ee Arbacada ee maanta sida ay baahisay wakaaladda...
Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka iyo R/wasaaraha Israel oo ka hadlay dagaalka Gaza
Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa ballan qaaday in aysan ka aamusi doonin dhibaatada ka taagan Gaza, isla markaana ay xoogga saari doonto...
Israell oo duqeysay Lubnaan kadib weerar gantaal oo looga dilay 12 ruux
Milateriga Israa’iil ayaa duqeeyay deegaanno ku yaal koonfurta iyo bariga Lubnaan ka dib markii ay ku eedeeyeen Hezbollah inay riday gantaal ay ku dhinteen...
Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Waad cibaadeysateen waxaad layseen kuwii uu suubanuhu na faray in la laayo oo la burburiyo,
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Jubbaland ay ku cibaadeysteen dagaalkii dhowaan ka dhacay Buulo...
Golaha Aqalka sare ee BFS oo maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xisaabiyayaasha Soomaaliyeed
Sanatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed ayaa cod aqalabiyad ah ku ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed.Hindise Sharciyeedka Xisaabiyayaasha Soomaaliyeed oo maalmahaan...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhagax-dhiggay mashaariic laga fulinayo degmada Jalalaqsi
Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweyne ku-xigeenka Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada, xubno Baarlamaanka H/SH, Guddoomiyaha...

