WARARKA

Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.

Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...

Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.

Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya Kuwait oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

toto saktitoto saktitoto saktitoto saktitotosaktitotosaktitotosaktitotosaktiSafiirka cusub ee Soomaaliya ee dalka Kuwait, Dr. Ambassador Cabdullahi Maxamed Sheekh Cabdullahi ayaa maanta oo Arbaca ah waxaa nuqul...

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Sucuudiga

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan oo booqasho ku jooga magaalada Riyad ee dalka Sucuudiga ayaa...

Bruno Fernandes Oo Cadeeyay Go’aankiisa Manchester United.

Weli ma jiro heshiis cusub oo la isku raacay, taasoo keentay su’aal ku saabsan mustaqbalka Portuguese-ka.Kabtanka Manchester United Bruno Fernandes uma badna inuu ka...

Chelsea Oo Heysata Fursad Dahabi Ah Oo Ay Ku Heli Karto Dheymanka Aan Daalin Ee Man City.

Iyada oo wax ka badan hal bil ay ka harsan tahay suuqa kala iibsiga xagaaga, mustaqbalka Julian Alvarez ee Man City ayaa weli ah...

Minister Fiqi updates the Foreign Affairs standing committee at the House of People

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Government of Somalia, H.E Ahmed Moallim Fiqi updated the Foreign Affairs standing committee...

Prime Minister Barre commends the Somali National Army over their victory at Bula-Haji

The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Hamza Abdi Barre accompanied by Jubaland President, Cabinet Ministers, MPs, Police, Military commanders and...