WARARKA
Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.
Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...
Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...
Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo...
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Masar & Jabuuti oo oo Ciidamo ku yaboohay Hawlgalka cusub AUSSOM
Dowladda Masar ayaa ku dhawaaqday in ay soo biirtay Hawlgalka Cusub ciidamada Nabad-ilaalinta Soomaaliya ee AUSSOM, in badan toban kun oo askari ay u...
Dad badan oo ku geeriyooday Daadka ku dhuftay dalka Yemen
Ugu yaraan 40 qof ayaa ku geeriyootay daadad ka dhashay roob mahiigan oo ka da’ay galbeedka dalka Yemen.Saraakiisha maamulka Xuutiyiinta iyo shaqaalaha gargaarka ayaa...
Golaha Wasiirada oo ansixiyay Xeerka Doorashooyinka Soomaaliya
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, oo Shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre.Shirka...
MW Xigeenka Galmudug oo gaaray Mareergur ee Gobolka Galgaduud.
hidden backlinkhidden backlinkWafdi uu hoggaaminayo ku simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa booqasho ku tagay deegaanka...
Laba Walaalo ah oo aano qabiil loogu dilay Gobolka Galgaduud & faah faahino laga helayo
Wararka naga soo gaaraya degaano katirsan Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan ay kudileen laba Rag Walaalo ahaa, halka ay dhaawaceen...
Xukuumadda Soomaaliya oo Nus Milyan Dollar ku deeqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Liido
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay yeeshay shir deg-deg ah oo looga hadlayey...

