WARARKA
Puntland iyo mucaaradka oo ka digay doorasho la’aan iyo qorsho ay wadaan.
Madaxda Puntland iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa caawa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo...
Amiirka Qatar oo caddeeyay taageerada dalkiisa ee madaxbannaanida Soomaaliya.
Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thaani, ayaa si cad u muujiyay taageerada dowladda Qatar ay...
Wasiirka Gaashaandhigga oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo...
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Maxkamadda Ciidamadda oo Saakey Dil Toogasho ah Ku Fulisay Labo Rag kana Tirsanaa Al Shabaab
Maxkamadda Ciidamadda ayaa Saakey Dil Toogasho ah ku Fulisay Anas C/qaadir Cali Maxamuud "Salmaan" iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka AlShabaab,...
Guddiga Gurmadka Abaaraha gobolka Awdal oo deeq lacag ah la wareegay.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaran ee (SoDMA),Md Maxamuud Macallin, ayaa shirjaraa’id oo uu ku qabtay xarunta SoDMA, lacag dhan $700,000 ku wareejiyay Gudiga Gurmadka abaaraha Gobolka taas oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu ku saameeyeen ee ku nool gobolka Awdal, Munaasabaddaas waxaa ku weheliyay wasiir iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soojeeda Deanna’s ay abaartu sida ba’an u sameysay.
Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa cadre yay in lacagtaaslagu wareejiyay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee gobolkaAwdal si ay u gaarsiiyaan dadka u baahan gurmadka degdeg ah, asagoo hadalkiisa raaciyay in lacagtaasi aysan ku filneen reerawdal loona baahanyahay in dadaalka gurmadka lasii labajibaaro.
Dhankooda wasiiradii iyo xildhibanadii goobtaasi ka hadlay oo kale ahaa:1. Wasiirka Howlaha Guud JFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur
2. Wasiiru dowlaha Amniga JFS Maxamed Cali Xagaa
3. Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Dr Maxamed XasanMaxamed Bulaale
4. Wasiir ku xigeenka Betroolka Cabdiwahaab (Cananuug)
5. Xildhibaanad Caasho (koos)
Dhammaan waxay soo shorten deeqdaasi lacageed,waxay si gaar ah mahadcelin ugu jeediyeen Madaxweynaha JFS, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, iyo golahaWasiirada ayagoo sheegay iney garab istaageen reer Awdalxiligii ugu adkeed, sidoo kale wasiirrada waxay mahadcelin u jeediyeen maamulka Gobolka Banaadir si gaar ah gudoomiyahaGobolka Banaadir Dr Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab).
Munaasabadaan ayaa timid ka dib markii dhawaan Golahawasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay dadka reer awdal uguyabooheen lacag dhan $500,000 sidoo kale Maamulka GobolkaBanaadir ayaa dhankooda ku deeqay lacag dhan $200,000
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMAayaa wada Dadaalo xoog leh oo lagu garab istaagayo dadkaabaaraha ay saameeyeen ee ku nool Gobolka Awday, ayadooHey’addu ay qabato shirar iyo Kulamo Gaar gaar ah tasoo lalayeesho qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ka...
Faahfaahin: Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Beledweyne oo la dilay
Kooxo hubeysan ayaa Alle u naxariistee ku dilay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Guddoomiye ku Xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Beledweyne ee Maamulka...
Dowladda Federaalka oo faahfaahiisay Howlgalka cusub ee Midowga Afrika
La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin ayaa sheegay in howlgalka ATMIS uu ku egyahay dhamaadka sanadkan isla markaana howlgalka cusub ee Midowga Afrika uu noqon...
Shirka Wasiirada Maaliyadda DF iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho lagu soo gababayeeyay
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirkii Wasiirada Maaliyadda ee heer federaal, heer dowlad-goboleed iyo maamulka gobolka Banaadir, kaasoo socday muddo saddex cisho...
Liiska Xubnaha u tartamaya Jagada Gudoomiyaha Midowga Afrika oo la shaaciyay
Midowga Afrika ayaa diiwaangeliyay musharraxiinta u tartamaya xilka guddoomiyaha ururka Midowga Afrika , doorashada dhacaysa bisha February ee sannadka soo socda.Afar musharrax ayaa la...

