WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka.

Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho goordhow ka dhacday...

Duqa Muqdisho oo magacaabay Guddoomiyaha Degmada Daarusalaam ee Gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mudane Mire Salaad Dhuxulow u magacaabay Guddoomiyaha Degmada Daarusalaam ee Gobolka...

Shirka Wadatashiga Waxbarashada oo Maalintii labaad ka socda magaalada Jowhar.

Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa maalintii labaad ka socda Shirka Wadatashiga Arrimaha Waxbarashada Soomaaliya, kaas oo ay hoggaamineyso Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo...

Maxkamadda Ciidamadda oo Saakey Dil Toogasho ah Ku Fulisay Labo Rag kana Tirsanaa Al Shabaab

Maxkamadda Ciidamadda ayaa Saakey Dil Toogasho ah ku Fulisay Anas C/qaadir Cali Maxamuud "Salmaan" iyo Aadan Mursal Maxamed Iidoow oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka AlShabaab,...

Guddiga Gurmadka Abaaraha gobolka Awdal oo deeq lacag ah la wareegay.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaran ee (SoDMA),Md Maxamuud Macallin, ayaa shirjaraa’id oo uu ku qabtay xarunta SoDMA, lacag dhan $700,000 ku wareejiyay Gudiga Gurmadka abaaraha Gobolka taas oo loogu talagalay dadka ay abaaruhu ku saameeyeen ee ku nool gobolka Awdal, Munaasabaddaas waxaa ku weheliyay wasiir iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soojeeda Deanna’s ay abaartu sida ba’an u sameysay. Guddoomiye Maxamuud Macalin ayaa cadre yay  in lacagtaaslagu wareejiyay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee gobolkaAwdal si ay u gaarsiiyaan dadka u baahan gurmadka degdeg ah, asagoo hadalkiisa raaciyay in lacagtaasi aysan ku filneen reerawdal loona baahanyahay in dadaalka gurmadka lasii labajibaaro. Dhankooda wasiiradii iyo xildhibanadii goobtaasi ka hadlay oo kale ahaa:1. Wasiirka Howlaha Guud JFS  Dr Cilmi Maxamuud Nuur 2. Wasiiru dowlaha Amniga JFS Maxamed Cali Xagaa 3. Wasiir ku xigeenka Caafimaadka Dr Maxamed XasanMaxamed Bulaale 4. Wasiir ku xigeenka Betroolka Cabdiwahaab (Cananuug) 5. Xildhibaanad Caasho  (koos) Dhammaan waxay soo shorten deeqdaasi lacageed,waxay si gaar ah mahadcelin ugu jeediyeen Madaxweynaha JFS, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, iyo golahaWasiirada ayagoo sheegay iney garab istaageen reer Awdalxiligii ugu adkeed,  sidoo kale  wasiirrada waxay mahadcelin u jeediyeen maamulka Gobolka Banaadir si gaar ah gudoomiyahaGobolka Banaadir Dr Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab). Munaasabadaan ayaa timid ka dib markii dhawaan Golahawasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay dadka reer awdal uguyabooheen lacag dhan $500,000 sidoo kale Maamulka GobolkaBanaadir ayaa dhankooda ku deeqay lacag dhan $200,000 Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMAayaa wada Dadaalo xoog leh oo lagu garab istaagayo dadkaabaaraha ay saameeyeen ee ku nool Gobolka Awday, ayadooHey’addu ay qabato shirar iyo Kulamo Gaar gaar ah tasoo lalayeesho qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ka...

Faahfaahin: Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Beledweyne oo la dilay

Kooxo hubeysan ayaa Alle u naxariistee ku dilay Magaalada Beledweyne  ee Xarunta Gobolka Hiiraan Guddoomiye ku Xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Beledweyne ee Maamulka...