WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Dowladda Soomaaliya oo 700 kun oo dollar ku wareejisay guddida abaaraha Somaliland
Dowladda Soomaaliya ayaa lacag dhan 700,000 (toddoba boqol oo kun) oo dollar ku wareejisay guddida abaaraha ee Somaliland, xilli ay xukuumadda Somaliland waddo gurmad...
Guddoomiyaha SoDMA oo Balcad ka daah-furay mashruuc samafal
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa degmada Balcad ka daah-furay mashruuc raashin qeybin ah oo socon doona saddex bilood, kaas...
Ra’iisul wasaare Xamsa oo kulan la yeeshay hoggaanka gobolka Ningxia ee Shiinaha.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la yeeshay Hoggaamiyaha Gobolka Ningxia, ahna Xoghayaha Guud ee Xisbiga Gobolka...
Guddoomiye Ku Xigeenka Hawlaha Guud ee Maamulka Gobalka Banaadir oo Kormeeray Dhismo ka socota Muqdisho
Guddoomiye Ku-xigeenka Hawlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Cabdimajiid Daahir Aadan, ayaa maanta kormeeray waddada Buundooyinka oo isku xirta degmooyinka Xamar Jajab iyo...
Taliyaha Sirdoonka Sudan oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee Suudaan, Jeneral Axmed Ibraahim Cali Mufaddal, ayaa soo gaaray Muqdisho isagoo ku yimid diyaarad Dassault Falcon 900 oo ay...
Soomaaliya iyo Pakistaan oo ka wada hadlay Xoojinta Xiriirka labada dal
Intii uu socday Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa...

