WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Hey’adda SODMA iyo ururro kale oo ka hadlay mideynta gargaarka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan muhiim ah waxaa uu la qaatay hoggaamiyeyaasha sare ee Isbahaysiga Hay’adaha aan dawliga ahayn...

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee Yemen oo Maanta Kulan Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti

Danjiraha Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee dalka Yemen Mudane Cabdixakiiim Maxammad Axmed oo maanta kulan la-yeeshay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaas Ibrahim Ali Ahmed...

Ra`isul Wasaare Xamza oo ka qeybgalay Kulanka Isku Xirida Ganacsiga Soomaaliya Iyo Shiinah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay shir muhiim ah oo looga hadlayay Isku-xiridda Ganacsiga Soomaaliya iyo...

Guddiga Doorashada Waqooyi Bari oo saareen Liiska Musharaxiinta u Tartameyso

Guddiga Doorashada Maamulka Waqooyi Bari ayaa soo saaray liiska Dadka u Tartamaya Jagooyinka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Shanta Sano ee Soo Socda.Liiskan ay Guddigu...

Ninka uu Usama Bin Laden la macaamilkiisa ku bixiyay malaayiinta doolar oo Xabsiga Guantanamo Bay ku Xirnaa oo la sii daayey

Ganacsade u dhashay Pakistan oo lagu magacaabo Saifullah Paracha oo 19 sano ka hor lagu xiray garoonka diyaaradaha ee Bangkok, loona gudbiyay xabsiga Guantanamo...

Maraykanka oo joojiyay duqeymaha ka dhanka ah Daacishta ku sugan Togga Baalade

Dowladda Maraykanka ayaa joojisay duqeymaha cirka ee ka socday gudaha togga Baallade, isagoo ka cararaya khasaaraha rayidka ah, kaddib markii la ogaaday in haween...