WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Ku-Simaha R/Wasaaraha ahna R/Wasaare Ku-Xigeenka Dalka oo Maanta Xafiiskiisa Ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jabuuti
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Jabuuti, Mudane...
Khudbadaha murashaxiinta doorashada Waqooyi bari Soomaaliya oo ka socota Laascaanood
Magaalada Laasacaanood ayaa waxaa haatan ka socota doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, iyadoo labada xilba ay u tartamayaan min...
Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Waqooyi Bari oo maanta dhacaysa
Doorahada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Waqooyi Bari oo ka mid ah dowlad goboleedyada ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qabsoomaysa...
Dowladaha Ingriiska , Faransiiska iyo Jarmalka oo doonaya in cunaqabatayntii Qaramada Midoobay ee Iiraan lasoo nooleeyo
UK, France iyo Germany ayaa bilaabay hab ay dib ugu soo celinayaan cunaqabateyntii ugu weyneyd ee Qaramada Midoobay ee saarneyd Iiraan – taas oo...
Madaxda Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida marxuumad Khadiija Maxamuud Yuusuf (Khadiijo Qalanjo)
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Tacsi u direy Qoyska Iyo Qaraabada ay ka baxday Khadiijo Maxamuud Yuusuf Khadiijo Qalanjo oo Geeriyootay
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabullaahi wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo dhammaan ummadda...

