WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Sagootiyay Dhigiisa Jabuuti ka Dib Booqasho Afar Maalmood ah oo uu Ku Yimid Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka sagootiyay garoonka Aadan Cadde Wasiirka Arrimaha Dibadda...
DFS oo digniin u dirtay dadka ka shaqeeya sumcad dilka iyo faafinta muuqaalada Anshax xumada
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay inuu gacanta ku hayo gal-dacwadeedyo la xiriira cayda, aflagaadada, sumcad dilka, isku dirka bulshada, faafinta muuqaallo...
Wasiir ku-xigeenka Gaashaandhigga oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, oo uu wehlinayo Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kulan la yeeshay...
Soomaaliya iyo Jabuuti oo Kala saxiixday heshiis is-afgarad oo muhiim ah.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xarunta Wasaaradda arrimaha ee Magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay...
MW Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenkiisa loo doortay Waqooyi Bari.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweyne Cabdulqaadir Axmed Aw-cali iyo Madaxweyne Kuxigeen Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo loo...
Wareega 1aad ee Doorashada Madaxtinimada Waqooyi Bari oo la Soo Afmeeray iyo natiijada.
Waxaa dhammaatay tirinta codadka wareegga Koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, taasi oo ka socota magaalada Laascaaanood ee Gobolka Sool.Wareegga Koowaad...

