WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Khilaafka u Dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Puntland oo Saameynaya Gargaarka Bani’aadanimo
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SODMA), Maxamuud Macallin, ayaa Sabtidii shaaca ka qaaday in Dowlad Goboleedka Puntland ay diiday gargaarka dawladda...
Dowladda Indonesia oo aad u adkeesay Ammaanka kadib Mudaaharaadyo ay dad badan ku dhinteen
Dowladda Indonesia ayaa sare u qaaday Ammaanka ka dib markii lix qof lagu dilay qalalaasaha dhaqaale xumo taasoo isu badashay cadho xoog leh oo...
War-Saxaafadeed oo ay Soo Saareen Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed
Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa waxaa ay ugu hadleen xaalada siyaasadeed uu xiligan marayo dalka.
Qoraal ayaa waxaa ;agu yiri “Madasha Samatabixinta...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed oo Magaaladda Baydhabo Kulan kula qaatay Safiirka Itoobiya u Fadhiga Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Cusub Dowladda Federaalka Itoobiya ufadhiya Soomaaliya Suleiman Dedefo.Madaxweynaha...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Iska diiwaangeliyay Dhuusaamreeb, si uu u qaato Kaarka Aqoonsiga Qaranka
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid ayaa maanta iska diiwaan-geliyey magaalada Dhuusaamreeb, si uu u qaato Kaarka Aqoonsiga Qaranka, isagoo...
Wasiir Ubax: Puntland uma baahna face Mask iyo daawo dhacday in loosoo raro
Wasiirka Gargaarka iyo Musiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi, ayaa jawaab ka bixisay hadal uu sheegay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SODMA), Maxamuud Macallin, kaasoo...

