WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo furay kulanka banbaxa guddiga joogtada ah.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa furay kulanka banbaxa ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka,...

Xildhibaan Ilhan Cmar oo ku baaqday in hubka culus Maraykanka laga tirtiro

Xildhibaan Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada ee Mareykanka ee lagasoo doorto gobolka Minnesota, ayaa ku baaqday in bulshada laga tirtiro hubka culus...

Saraakiil Ciidan oo ka Socda Dowladda Masar oo soo gaaray Muqdisho

Xoghayaha Taliska Guud ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Sareeye Guuto Maxamed Goodax Barre, ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Ciidanka Qalabka...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Madaxa Bisha Cas ee Qatar oo ka wada hadlay gargaarka iyo tababarrada

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxa Hay’adda Bisha Cas ee Qatar Xafiiskeeda Soomaaliya,...

Maxkamada ciidamada oo saaka dil toogasho ku fulisay rag ka tirsanaa Al-shabaab.

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saaka markale dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-shabaab.Toogashada ayaa waxaa lagu fuliyay C/raxmaan Maxamed Cabdullahi...

Puntland iyo Jubbaland oo war ka soo saaray Xaalada siyaasadeed ee dalka iyo eed ay u jeediyeen MW Xasan Sheekh

Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay uga hadlayaan xaaladda siyaasadeed uu xiligan marayo dalka, iyagoo eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya...