WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Wafdi ka socda Ciidanka Masar oo gaaray Jowhar si ay ugu kuur galaan xaaladda amniga ka hor imaanshaha ciidamada Masar
Wafdi ka kooban 16 xubnood oo ka socda Ciidanka Qalabka Sida ee dalka Masar ayaa gaaray magaalada Jowhar, xarunta maamulka Hirshabelle, si ay u...
Dowladda Belgium oo Ku Dhawaaqday in ay aqoonsan doonto dawladnimada Falastiin
Belgium-ka ayaa Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay (UNGA) ku aqoonsan doona Dawladda Falastiin dhamaadka bishan, sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Arrimaha Dibadda...
Kooxaha Helicopter-ka oo hogaaminaya badbaadinta Afgaanistaan iyadoo dhulgariir uu dilay in ka badan 800
Wararka Ka Imaanaya Dalka Afgaanistaan ayaa sheegaya in ay korortay Dhimashada Dhulgariirkii ku dhuftay, Kooxaha Helicopters-ka ayaa tuulooyin fogfog oo ku yaalla Afgaanistaan ka...
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay Wakiilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la qaatay Wakiilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Norway u fadhiya Soomaaliya,...
Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi oo ka qeybgalaya Dhoola-tuska Milatiri ay soo Bnadhigayso Dowladda Shiinaha
Tareenka uu la socdo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa ka soo talaabay Xadka Shiinaha ka hor inta aan la qorsheynin ka qeyb...
Ra’iisul wasaare Xamse oo gaaray dalka Serbia.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray caasimadda dalka Serbia ee Belgrade, halkaas oo ay...

