WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Austria oo markii ugu horreysay 20 sano kadib Soomaali ku celisay dalkooda
Austria ayaa markii ugu horreysay muddo ku dhow labaatan sano ah Soomaaliya dib ugu celisay laba qof oo Soomaali ah. Labadan nin ayaa Talaadadii...
Taliyaha AFRICOM oo AUSSOM iyo Jabuuti kala hadlay dagaalka Argagixisada
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka AUSSOM, Danjire Mohammed El-Amine Souef, ayaa Taliska Guud ee AUSSOM ee magaalada Muqdisho ku soo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday Machadka farsamada ee ciidamada Serbia
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi, ayaa kormeer ku tegey Machadka Farsamada ee Ciidamada (Military Technical Institute) ee magaalada Belgrade.Waxaa halkaas...
Mareykanka oo weerarkii ugu horeeyey ka geystay dalka Venezuela
Mareykanka wuxuu fuliyay weerarkii ugu horreyay oo ka dhacay xeebaha dalka Venezuela, kaddib markii maraakiibta dagaal ee Mareykanka ay rasaas ku fureen dooni ay...
NISA oo hawlgal ku dishay Madaxii Amniyaatka ee Khawaarijta u qaabilsanaa deegaanada Hirshabeelle
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal culus oo si gaar ah loo qorsheeyay ka fuliyay deegaanka...
UK oo wax ka badashay sida muhaajiriinta ay qoysaskooda ku keenaan dalka
Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday in ay si kumeel gaar ah u joojineyso habka muhaajiriinta ay ku keenaan qoysaskooda.Xoghayaha arrimaha gudaha UK, Yvette Cooper...

