WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

R/Wasaaraha XFS oo soo dhameystay booqasho uu ku tagay Serbia.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayey ayaa soo gabagabeeyay kulammo muhiim ah oo muddo 3 cisho...

Wasiirka Arrimaha guddaha XFS oo Muqdisho ku soo laabtay.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Hon Cali Yuusuf Cali – Xoosh ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda...

Israa’iil oo diiday dalab xal loogu helayo xiisada Qasa oo Xamaas kasoo yeeray

Kooxda Xamaas ee dagaalka jihaadka kula jirta ciidamada Israa’iil, ayaa ogolaatay heshiis xabbad-joojin dhameestiran, kaa oo lagu sii deynayo maxaabiista Israa’iil u dhalatay ee...

Maareeyaha Guud ee Hay`adda Isgaarsiinta Qaranka oo Magaaladda Riyaadh Kulan kula qaatay Guddoomiyaha Hay`adda Isgaarsiinta ee Dowladda Sacuudiga

Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh oo ka qeyb-galaya Madasha Caalamiga ah ee hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-25) ee lagu qabtay...

Wasiirka Dekedaha XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Baxreyn

Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Gaadiidka iyo Isgaarsiinta ee Boqortooyada Baxreyn, Mudane...

Sida uu Trump uga jawaabay caafimaadkiisa iyo hadalkii ahaa “inuu dhintay”

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka jawaabay hadallo soo baxay oo sheegaya “inuu geeriyooday”.Hadal ka soo baxay xafiiskiisa goor dambe oo xalay ah ayuu...