WARARKA
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...
MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...
Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...
Madaxaweynaha JFS oo ka qeyb gelay Munaasabadda Mahadcelinta Howlwadeennadii Imtixaanka Qaranka.
Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Tiyaatarka Qaranka uga qeyb gelaya Munaasabadda Mahad-celinta Howlwadeenada Imtixaanka Qaranka.Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya...
MW Lafta gareen oo shir guddomiyay kullan loga hadlaayay Amniga Magaalaada Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur Galbeed oo looga hadlay Xaqiijinta Amniga iyo Adkaynta Sharciga...
NISA oo hawlgal ku dishay in ka badan 12 Al-Shabaab ah
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Ceel-dhiiqo Weyne, oo u dhexeeya...
Maraykanka oo duqaymo ka gaystay Dalka Venezuela, diyaaradaha dagaalka ee F-35 ayaa la geeyay
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in diyaaradaha F-35 loo diro Puerto Rico xilli ay soo baxayaan warbixin uu ku miisaamayo fursadaha...
Wasiirka Dekedaha XFS oo la kulmay Madax ka socotay Gaadiidka Badda ee Sacuudiga.
Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Adeegyada Saadka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo saaka Dalka ku soo laabtay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa saaka dalka ku soo laabtay kadib safar shaqo oo uu ku tagay Dalalka...

