WARARKA

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay ee UNDP.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Danjiraha Masar iyo Wafdi Saraakiil Ciidan ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah...

MW Xasan Sheekh oo furay Shirka Maal-gelinta Horumarinta Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ethiopia uga qaybgalay shir looga hadlay maalgelinta AUSSOM

Maxadwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Guba ee dalka Itoobiya uga qaybgalay shir shan-geesood ah oo looga hadlayey arrimaha la...

Poland oo soo ridday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka loo yaqaan, xilli uu Ruushku weeraray Ukraine

Dowladda Poland ayaa soo riday diyaarado aan duuliye lahayn oo dul heehaabayay dhulkeeda ka dib markii ay soo noqnoqotay xadgudubyada hawadeeda intii uu socday...

Dowladda Maraykanka oo hadashay Weerarkii Israa`iil ku qaaday Qatar

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan "ku faraxsanayn" duqayntii cirka ee Israa'iil ay ka geysatay Qadar, taasoo sii kordhisay cadaadiska caalamiga ah ee...

DFS oo si kulul u cambaareysey weerarka Israel ka geystay Qatar.

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arrimaha dibada Soomaaliya ayaa waxaa lagu cambaareeyay weerarka Israa’iil ay ku qaaday Daka Qatar.Jamhuuriyadda Soomaaliya waxay si adag u...

Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka oo sheegay in dib loo billaabay diiwaan-gelinta dadweynaha gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha, Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa sheegay in dib loo billaabay diiwaan-gelinta dadweynaha gobolka Banaadir, laga bilaabo 09-09-2025...

Ra`isul Wasaarihii Nepal oo is casilay

Raisul Wasaaraha Nepal Khadga Prasad Sharma Oli ayaa is casilay ka dib markii saddex ka mid ah Wasiiradiisu ay goor hore is casileen ka...